
Baadidoonkii Bakaylaha Yar
Taxanaha Sheekooyinka Carruurta
- Qaybta 1aad
- W/Q: Faarax Murtiile
- 112 bogag
- ISBN: 978-0-9550440-0-7
- Luqadda: Af-Soomaali
Bakayle-yar wuxuu maalin ka tegey godkiisii, isagoo raadinaya hooyadiis oo lumay. Jidkiisa wuxuu ku beddelmaa safar uu kula kulmo xayawaanka duurjoogta ah: dabagaal, daanyeer, qoolley, iyo diinsoor. Mid kastaana wax buu ka baraa dhaqan, naxariis, iyo iskaashi.
Little Rabbit leaves his burrow one morning searching for his lost mother. The road turns into a journey where he meets the animals of the bush, and each one teaches him something about culture, kindness and working together.


