
Sheeko iyo barasho isku mid ah
Story and learning in one place
Erayo iyo sawirro
Words paired with pictures
Sheeko dhab ah oo Soomaali ah
A real Somali story at the heart of it

Baadidoonkii Bakaylaha Yar
Taxanaha Sheekooyinka Carruurta
Qaybta 1aad · 112 bogag
Bakayle-yar wuxuu maalin ka tegey godkiisii, isagoo raadinaya hooyadiis oo lumay. Jidkiisa wuxuu ku beddelmaa safar uu kula kulmo xayawaanka duurjoogta ah: dabagaal, daanyeer, qoolley, iyo diinsoor. Mid kastaana wax buu ka baraa dhaqan, naxariis, iyo iskaashi.
Little Rabbit leaves his burrow one morning searching for his lost mother. The road turns into a journey where he meets the animals of the bush, and each one teaches him something about culture, kindness and working together.
Ka iibso PDF-gaBaro erayada
Learn words by theme

Faarax Murtiile
Faarax Cawil Jaamac waa qoraa iyo abwaan Soomaali ah oo carruurta u sameeya sheekooyin ay ku bartaan afkooda, dhaqankooda iyo edebta bulshada.
Buugaagtiisa waxaa lagu qoray af-Soomaali cad oo sahlan, sawirro qurux badan ayaana erey walba caawiya.
A Somali author and poet writing stories that give children their own language, culture and manners, helped along by warm pictures on every page.
Wax badan ka akhriBogag ka mid ah buugga
A look inside the book













